Dagaalyahano ka tirsan Al Shabaab ayaa maanta barqadii weerar Qaraxyo ki bilawday ku qaaday Saldhigga Ciidanka Xoogga dalka ee degmada Awdheegle gobolka Shabeellaha Hoose .
Taliyaha Ciidanka Lugta General Yuusuf Raage Odawaa oo lahadlay Warbaahinta Dowladda ayaa sheegay in degmada Owdheegle yaaliin meydadka raggii weerarka soo qaaday ee ka tirsanaa Al-shabaab.
Sidoo kale Taliyaha ayaa sheegay in Rag ka tirsan Al Shabaab ay ciidamada Dowlada ku qabteyn degmada Awdheegle ee uu wararka ka dhacay..
Ciidamada Xoogga dalka ayaa dhawaan Al-Shabaab kala wareegay degmada Adheegle, waxyan weeraro xoogan kala kulmayeen malmihii aynu ka soo gudubnay dagaalyahano ka tirsanAl-shabaab.

