Sawiro:Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Boqolaal shacab ah Salaada Ciida kula tukaday Magaalada Muqdisho

0

Ra’iisul Wasaraaha Xukumadda Soomaaliya Xassan Cali Khayre iyo Masuulinyiin ka tirsan labada Gole ee Baarlamaanka ayaa maanta Salaada Ciida kula tukaday boqolaal shacab ah Magaalada Muqdisho.

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Salaada Ciida kula tukaday Masuuliyiin iyo shacab farabadan ayaa dadka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinka 1-aad ee Ciidul Adxa .

Masaajidka Isbaheyska ayaa waxuu ka mid yahay goobaha ay sida wayn ugu tukadaan Salaada Ciida Masuuliyiinta Dowlada iyo Shacabka ku dhaqan magalada Muqdisho.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here