Puntland oo Dowladda Dhexe Ku Eedeysay Faragalinta Doorashooyinka

0

War-saxaafadeed kasoo baxay Puntland ayaa markale lagu sheegay in Dowladda Federaalka ah faragelinta ay ku hayso Maamuladda xubnhaha ka ah Dowladda Federaalka, si gaar ah doorashooyinka, iska horkeenida shacabka iyo marin habaabinta Nidaamka Dowliga ah.

“Puntland waxay uga digeysaa Dowladda Federaalka Soomaaliya faragelinta ay ku hayso Dowladdaha Xubnaha ka ah, si gaar ah faragelinta doorashooyinka, iska horkeenida shacabka iyo marin habaabinta nidaamka Dowliga ah.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here