Wararka Galmudug oo Ka Hadashay Qoraalka DFS ee Habraaca Doorashooyinka Dowladd Goboleedyada. By Radio Simba - Mayıs 27, 2019 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Wasaaradda Arrimaha Dastuurka DGGM ayaa jawaab ka bixisay war-saxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Gudaha JFS kaasi oo loogu hadlay Habraaca doorashooyinka Dowladd Goboleedyada. Halkaan ka akhriso Warsaxaafadeedka.