Wararka Akhriso:-Mowqifka HirShabeelle ee Habraaca Doorashooyin Maamul Goboleedyada By Radio Simba - Mayıs 26, 2019 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Maamulka Hir-shabeelle ayaa si cad ugu hor yimid sharciga doorashooyinka Dowladd goboleedyadda oo ka kooban 27 oo xalay ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.