Qarax xooganaa ayaa goordhaweyd ka dhacay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.
Jugta qaraxa oo meelo kala duwan laga maqlay ayaa ka dhacay Degmadda Warta Nabadda ee Gobolka banaadir.
Qaraxaan oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa lala galay xarunta Degmadda Warta-nabada,oo raashiin laga bixinayay.
Wixii kusoo kordha kala soco Simbanews.com

