Maamulka Galmudug oo Sheegtay in uu Fashil Kusoo Dhamaaday Shirkii Garoowe

0

Maamul Goboleedka Galmudug ayaa sheegay in uu fashil kusoo dhamaaday shirkii lixdii maalin aynu soo dhaafnay ka socday Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland.

War-saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyadda Galmudug ayaa lagu sheegay in shirka uu fashil kusoo dhamaaday,islamarkaana dowladda Dhexe ay diiday inay ixtiraamto heshiiska Jabuuti ee u dhaxeeyay Galmudug iyo Maamulka Gobollada Dhexe ee Ahlusuna.

Sidoo kale Galmudug ayaa sheegtay in Dowladda Dhexe ay shirka ka weecisay Ajendayaashii loo balansanaa sida sida sharciga Doorashooyinka, Batroolka iyo arrimaha Dastuurka.

“Dowlad Goboleedka Galmudug wuxuu niyad jab ka muujinayaa fashilka ku yimid shirkii Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo kuwa Federaalka uga socanayay 5-10 bishan Magaalada Garoowe.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here