NISA oo Soo Bandhigtay Labo Sarkaal oo Kasoo Goystay Xarakadda Al-shabaab

0

Taliska Ciidamadda Hay’adda Nabadd Sugidda iyo Sirdoonka qaranka Soomaaliyeed ee (NISA),ayaa soo bandhigay sawiradda labo sarkaal ay sheegeen in ay kasoo goosteen Xarakadda Al-shabaab.

Qoraal kasoo baxay NISA ayaa lagu sheegy in ragaan ay kamid yihiin 9-sarkaal oo isku dhiibay Ciidamadda Dowladda Soomaaliya ee ku sugan Gobolka Gedo.

Labadda Sarkaal ee isku soo dhibay Dowladda ayaa shabaab u qaabilsanaa maktabka Dacawada  Xizbada iyo Maktabka (Fursaanul Xizba).

Mudooyinkii dambe dagaalyahano ka Tirsan Xarakada Al-shabaab ayaa isku dhiibayay dhanka Dowladda Federaalka Soomaaliya.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here