War Deg Deg:-Dab ka kacay Suuqa Bakaaraha

0

Dab Khasaare hantiyadeed geystay ayaa maqribkii caawa ka kacay Gudaha Suuqa Bakaaraha ee Magaaladdaa Muqdisho.

Dabkaan ayaa abaare 06:02PM waxa uu ka kacay qeybta New CabdalA Shideeye ee lagu iibiyo qalabka Electronika,waxaana dabka uu ka bilowday bakhaar wuxuuna ku fiday goobo kale.

Sidoo kale halka uu dabka ka kacay waxaa ku yaala  bakhaaro lagu iibiyo bagaashka iyo goobo lagu sameeyo warqadaha dhalashadda, sugnaanta iyo goobo sawirro lagu galo.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here