Akhriso:-Wasiirka Gaashaandhiga oo Shaqadii ka Joojiyay Agaasimihii Wasaaradda

0

Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Soomaaliya Xassan Amar Dambe ayaa shaqadii ka joojiyay Agaasimihii guud ee Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya Dr Sonkor Geyre.

Waxaa isla warqadaan si kumeel gaar ah xilkaas loogu magacaabay Warsame Maxamed Xassan (Kaytoon) oo kasoo jeeda deegaan ahaan Puntland, gobolka mudug.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here