Qaar Kamid ah Wadooyinka Magaaladda Muqdisho oo Saakay Xiran

0

Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saakay xiray qaar kamid ah wadooyinka Magaaladda Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Wadooyinka xiran waxaa kamid ah Isgoyska Ex Kontorool Afgooye, qeybo kamid ah jidka Wadanaha, iyo meel kale oo kamid ah Magaaladda muqdisho.

Ciidamadda Booliska Dowladda Soomaaliya ayaa lagu arkayaa wadooyinka xiran waxaana loo diiday gaadiidka dadweynaha,kaliyah dadka ayaa lug ku maraya.

Ilaa haatan lama oga sababta loo xray wadooyinka balse tani ayaa qeyb ka ah sugidda amniga Magaaladda Muqdisho.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here