Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la Kulmay Saraakiil ka socotay Midowga Yurub+Sawirro

0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Maxamed ayaa maanta kulan laqaatay Saraakiil ka socotay Midowga Yurub.

Mudane Xasan Cali Maxamed Wasiirka Difaaca ayaa Kulanka ka dib sheegay in Saraakiisha ka socotay Midowga Yurub uu kala hadlay arrimo Muhiim ah kuwaas oo la xiriira Iskaashiga dhanka Ciidamada.

“Waxaan maanta kula kulmay Xafiiskeyga Saraakiil ka socotay Midowga Yurub waxaan ka wada hadalnay Arimo muhiim ah oo la Xiriira iskaashiga Milatari ee Labada Dhinac” ayuu yiri Wasiirka Gaashaandhigga XFS.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here