Faah-faahin:-Qarax Caawa ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

0

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax miino oo caawa ka dhacay Magaaladda Muqdisho.

Qaraxaan ayaa ka dhacay Isgoyska Bakaaraha ee Magaaladda muqdisho.

Sida ay inoo xaqiijiyeen goobjoogayaal Qaraxa ayaa lagu hoos qariyay goob qashin ah, waxa uuna qaraxa ka dhacay meel ku dhaw koontarool ay dadka ku baaraan ciidanka booliiska Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Mas’uuliyiin ka tirsan Ka Tirsan Maamulka Degmadda holwadaag ayaa inoo sheegay in qaraxa uu geysanin wax dhimasho iyo dhawac ah.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here