War-saxaafadeed;-Puntland oo Laga Joojiyay Xisbiyada Siyaasadeed

0

 

Wasaaradda Arimaha gudaha, Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland ayaa ku amartay Xisbiyada Siyaasadeed in ay hakiyaan dhamaan wixii shaqo ah ee ay ka hayaan gudaha Puntland.

Qoraal kasoo baxay wasaaradda ayaa lagu wargeliyay xisbiyada in aysan wax shaqo ah ka qaban karin gudaha Puntland inta laga dhameystirayo dhammaan siyaasadihii iyo shuruucdii lagu hagi lahaa geedd-socodka dimuqraadiyeynta ee doorashooyinka dalka.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here