DEG DEG:-Masuul Ka Tirsanaa Dowladda oo Lagu Dilay Muqdisho

0

Kooxo hubeysnaa ayaa goordhaweyd masuul ka Tirsanaa Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay ku dileen Muqdisho.

Dilkaan ayaa ka dhacay Degmadda Hodan ee Gobolka Banaadir gaar ahaan Xaafadda Siigaale.

Goobjooge ayaa idaacadda Simba u sheegay in kooxaha hubeysaa ay halkaas ku dileen Maxamed Mursal oo ka tirsanaa Xafiiska Xeer illaalinta Qaranka, waxayna wateen gaarigii uu lahaa

Kooxihii dilka geystay ayaa goobta ka baxsaday.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here