Al-shabaab oo Ka Hadlay Qorshaha Cusub ee AMISOM Ku Dhawaaqday

0

Xarakada Al-shabaab ayaa ka hadashay qorshaha isbedel ee uu ku dhawaaqay Taliska Ciidanka AMISOM Soomaaliya.

Afhayeenka Howlgaladda Al-Shabaab Shiikh C/casiis (Abuu Muscab) oo la hadlay warbaahinta Shabaab ayaa sheegay in ku dhawaaqidda isbedelka dagaalka AMISOM uu yahay mid lagu qarinayo jabka Ciidamadooda kasoo gaaray dagaaladda ka socda Soomaaliya.

Waxa uu sheegay in Ciidamadda AMISOM ee ka socda wadamada Uganda iyo Ethopia ay go’doon ku yihiin meelo badan oo Gobolada dalka ah.

Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inuu bedelay qorshaha dagaalka ka dhanka ah Xarakadda Al-Shabaab oo hore ay ugu duulaan tagi jireen Ciidamo fara badan.

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here