Madaxweyne Xaaf oo Magaaladda Muqdisho Yimid

0

Wafdi uu hogaaminayay Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale (Xaaf), ayaa safar ku yimid Magaaladda Muqdisho.

Inkastoo aan la shaacinin safarkiisa Magaaladda Muqdisho,hadana warar soo baxaya ayaa sheegaya in Xaaf looga yeeray Magaaladda Muqdisho islamarkaana uu jiro heshiis dhexmaray dowladda dhexe iyo Galmudug.

Madaxweyne xaaf ayaan mudooyinkii dambe safar ku imaanin Magaaladda Muqdisho kadib khilaafkii Dowladda Dhexe iyo Maamul goboleedyadda inkastoo madaxda Dowladda iyo maamul goboleedyada ay isku arkeyn Magaaladda Garoowe waxaana lagu balamay shir guud.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here