Madaxweyne Lafta-gareen Oo ku Dhawaaqey Wasiirro Cusub

0

Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed C/caziiz Lafta-gareen ayaa soo saarey Wareegto uu ku soo magacaabey Wasiiro iyo Wasiir ku xigeeno ka dhimanaa Golaha Xukumadiisa.

xilalkaan  uu maanta soo magacaabey Madaxweyne Lafta gareen ayaa hakad ugu jiray murran ku aadanaa awood qeybsiga Beelaha Maamulkaasi uu ka kooban yahay, balse markii danbe xal laga gaaray.

Wasiirrada Cusub ee Koofur Galbeed ayaa u badan Dhalinyaro ku cusub siyaasada.

Liiska Wasiirrada iyo Wasiir ku Xigeenada

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here