Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa u yeertay Qunsulka iyo dhammaan shaqaalaha diblomaasiyiinta ah ee ka howlgala Qunsuliyadda guud ee Magaalada Jiddah, dalka Sacuudiga.
Lama sheegin sababta ka dambeysa in loo yeero shaqaalaha iyo diblomaasiyiinta ee ka howlgala Qunsuliyadda.


