Akhriso:-Wasiir Ka Tirsanaa Maamulka Hir-shabeelle oo Iscasilay

0

Wararka ka imaanaya Magaaladda Jowhar ee Caasimadda Hir-shabeelle ayaa ku waramaya in Wasiir ka tirsanaa Maamulka uu ku dhawaaqay in uu Iscasilay.

Wasiiru-Dowlihii Wasaaradda Kaluumeysiga Hirshabeelle Cabdirashiid Cabdixakiin Warsame ayaa Magaalada Jowhar uga dhawaaqay in uu iscasilay.

Waxa uu sheegay in uusan ku qancin xilka uu u magacaabay Madaxweynaha Hir-shabeelle Maxamed Cabdi Waare ee Wasaaradda Kaluumeysiga Hirshabeelle.

Dhanka kale Wasiiru Dowlaha Amniga Hirshabeelle Cadow iyo Wasiir ku Xigeenka Ganacsiga iyo Warshadaha ayaa beeniyay in ay iscasileen.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here