Kooxo Hubeysan oo Caawa Dilay Cusmaan Mursal

0

Faahfaahino dheeraad ah ayaa laga helayaa kooxo hubeysnaa oo Caawa degmadda Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose ku dilay Nin Nabadoon ahaa.

Dilkaa ayaa ka dhacay
Xaafadda Godey oo kamid ah Xaafadaha ku yaala Degmada afgooye.

Sid ay inoo xaqiijiyeen goobjoogayaal kooxo afka soo duubtay ayaa toogtay Nabadoonka.

Nabadoonka ayaa waxaa lagu Magacaabi Jiray Cusmaan Mursal waxaana uu ka Mid ahaa Nabadoonka Ergaddii soo xushay Xildhibaanadda Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo Jeeda Degaanadda Koonfur Galbeed Soomaaliya.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here