Shabaab oo Soo Bandhigay Hub ay Ka Qabsadeen Dowladda iyo Jubba-land+Sawirro

0

Xarakadda Al-shabaab ayaa Degamadda Jilib ee Gobolka Jubadda Dhexe kusoo bandhigtay Gaari dagaal iyo hubka noocyadiisa kala duwan oo ay ku qabsadeen dagaalkii dhawaan ka dhacay Saldhiga Ciidamadda Dowladda Soomaaliya iyo kuwa jubba-land Deegaanka baarsanguuni.

Gudoomiyaha Al-shabaab ee Gobolka Jubadda Dhexe Sheekh Max’med Abuu Cabdalla ayaa warbaahinta kula adlay goobta lagu soo bandhigay Gaari dagaal iyo hubka.

Waxyaabaha lasoo bandhigay waxaa kamid ahaa gaari Cabdi Bile ah, qoryo gacmeedyo, Baasuukayaal iyo agabyo kale oo melleteri.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here