Kenya oo Soo Bandhigtay Sawirrada Ragii Weerarka Fuliyay+Sawirro

0

Dowladda Kenya ayaa soo bandhigtay Sawirada rag ka mid ahaa kuwii weerarka ku qaaday Hotelka Dutisd2 ee Magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Ragga lasoo bandhigay oo gaaraya 3ruux ayaa watay hubkii ay ku dagaalamayeen iyo dhar iskumid ah.

Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka dalka Kenya Fred Matiangi ayaa sheegay in ciidamada ay soo afjareen hawlgalkii ka socday gudaha Hotelka Dusit.

Wuxuu sheegay in ciidamada ay hubiyeen dhamaan dhismaha oo  saddexdii galabnimo ee ay ka dheceen  qaraxyo iyo is rasaaseyn taas uu sheegay in ugu danbeyn ay ciidamada soo af jareen.

Dhanka kale Inta la xaqiijiyay 6ruux ayaa ku dhimatay kuwaasi oo ku jirey gudaha hoteelka la weeraray.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here