Akhriso:-Madaxweyne Saciid Dani Oo Saaray Amar Culus

0

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Madaxwaynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni, ayaa Wasaarada Maaliyadda Puntland lagu ogaysiiyey in la joojiyey Canshuur dhaafka iyo Canshuur dhimista loo samayn jiray Hay’adaha Dowlada iyo kuwa Caalamiga laga bilaabo 12/1/2019.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here