Wararka Madaxweyne Lafta Gareen oo Magacaacay Guddi Xaqiiqo Raadin By cadnaan kapul - Ocak 5, 2019 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Madaxweynaha Koonfur Galbeed soomaaliya Abdiasis Hassan Mohamed LaftaGareen ayaa magacaabay guddiga xaqiiqa raadinta shaqaaqooyinkii ka dhacay magaalada baydhabo 13-15ka December – 2018