Guddiga doorashadda Maamulka Puntland ayaa soo saaray shuruudaha musharixiinta madaxweynaha Puntland, diiwanagelinta musharrixiinta madaxweynaha waxaa laga dhigay $20,000,halka Madaxweyne kuxigeenka laga dhigay $10,000.
Sidoo kale Guddiga ayaa sheegay in doorashadda ay dhici doonto 8bishaan oo ku beegan maalinta Talaadda ah.




