Cabdicaziiz Xasan Laftagareen oo Noqday Madaxweynaha Koonfur Galbeed

0

Cabdicaziiz Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ku guuleystay doorashadda Madaxweynaha Cusub ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya kadib doorasho goordhaweyd lagu soo gaba-gabeeyay Magaaladda baydhabo.

Ilaa 5 Musharax oo kala ah Aadan Maxamed Nuur Saransoor, Xuseen Cismaan Xuseen, Ibraahim Macalin Nuunow,Seyid Axmed Sheeikh Daahir iyo Cabdicaziiz Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ka qeyb galay doorashadda.

148 Xildhibaan ayaa codkooda dhiibtay.

Lafta Gareen 101-COD

Saransoor 22COD

Ibraahim 5COD

Seyid Axmed Sheeikh 4

Xuseen  2

Lafta Gareen ayaa noqon doona Madaxweynaha afarta sano ee soo socota Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here