Wariyayaasha ayaa goordhaweyd loogu yeeray Xarunta Madaxtooyadda Soomaaliya.
Sida ay inoo sheegeen qaar kamid ah Wariyayaasheena, waxaa daqiiqadaha soo socda lagu wadaa in Warbaahinta la hadlo Muqtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur), oo khamiistii laga soo xiray Magaaladda Baydhabo.
Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in Roobow uu ka hadli doono in uu ka haray Doorashadda iyo in kale.
Wixii kusoo kordha kals Simbanews.com

