Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax gaari lagu xiray oo goordhaweyd ka dhacay Magaaladda Muqdisho.
Qaraxaan oo gaari ku xirnaa ayaa ka dhacay Agagaarka Masjidka Ramadaan Xaafadda Taleex Degmadda Hodan ee Gobolka banaadir.
Waxaa jira khasaare ka dhashay qaraxaan
La soco wixii kusoo kordha warkaan

