War DEG DEG:- Dagaal Ka socda Magaaladda Baydhabo

0

Wararka ka imaanaya Magaaladda Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee Maamula Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in halkaas uu dagaal ka socdo.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii ay isku dhaceyn rag hubeysan oo hogaaminayay banaanbax lagu taageeray gudoomiyaha Golaha shacabka maxamer Mursal Shiikh C.raxmaan iyo Ciidamadda amniga magaaladda.

Dhawaqa rasaasta ayaa laga maqlayaa gudaha magaaladda.

Inta la xaqiijiyay 2 ruux aya ku dhawaacantay dagaalka.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here