Shabaab oo Shaaciyay Magacyadda iyo Qabiiladda Ragii Weeraray Xerta Sh C/wali Cilmi

0

Warbaahinta Shabaab ayaa baahisay Magacyadda iyo Qabiilada ragii fuliyay weerarkii bishii aynu soo dhaafnay lagu qaaday Xerta Shiikh C/wali Cilmi ee Koonfurta Magaaladda Gaalkacyo ee Gobolka Mudug Dhanka Galmudug.

Barnaamij laga diyaariyay dagaalyahanadda weerarka fuliyay oo la dhageysan karo muddo 50 daqiiqo ah ayaa inta badan diiradda lagu saarayaa howlgalkii lagu qaaday xarunta iyo hadalo ay jeedinayaan raggii fuliyey weerarka.

Halkaan Hoose Ka Akhriso Magacyadda iyo Qabiilada Ragga

1-Cumar Cabdullaahi Ciise oo ku magac dheer Cubeyd wuxuu kasoo jeedaa Beesha Daarood gaar ahaan Warsangelin wuxuuna kasii ahaa Dubbeys, cumar wuxuu ahaa dagaalyahan 40 sana jir ah.

2-Maxamed Sheekh Nuur Max’med  wuxuu ku magac dheeraa Macallin Bishaar wuxuuna kasoo jeedaa Beelweynta Raxanweyn  gaar ahaan Yantaar.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here