Madaxweyne Farmaajo oo Mooshin Laga Gudbiyay

0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa Caawa qabtay Mooshin ka dhan ah Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

92-Xildhibaan oo ka Tirsan Baarlamaanka Ayaa Mooshina saxiixay,kuwaasi oo eedemo kala duwan u jeediyay madaxweyne.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here