Wararka Gudoomiyaha Golaha oo Go’aan Ka Qaatay Kala Dirisitii Guddigii Maaliyadda By Radio Simba - Aralık 8, 2018 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamad Mursal Shiikh C/raxmaan ayaa Go’aan kasoo saaray kala Diristii Guddigii Maaliyada ee Golaha Shacabka oo lagu kala direy qoraal kasoo baxay Gudoomiye Ku-xigeenka.