Faah-Faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax miino oo goordhaweyd ka dhacay Isgoyska Bakaaraha ee Magaaladda Muqdisho.
Sida ay inoo xaqiijiyeen goob-joogayaal ilaa laba qarax oo miino ahaa ayaa lagu aasay hareeraha Isgoyska Bakaaraha ee Magaaladda muqdisho.
Ciidamada Amniga ayaa ku guuleestay in ay furaan mid kamida, halka midkii kalana uu qarxay xilli lagu howlanaa wax qasaara ah lama sheegin.

