Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax gaari oo goordhaweyd ka dhacay Magaaladda Muqdisho.
Qaraxa oo gaariga ku xirnaa ayaa ka dhacay kaalinta ku taallo meel ku dhaw Isgoyska Sayidka gaar ahaan xarumaha wasaaradda amniga iyo arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya.
Ruuxii watay gaariga ayaa la xaqiijiyay inuu ku dhintay qaraxaasi,khasaare kale ma uusan geysanin.
Dhanka kale Ciidamadda amniga Dowlaadda ayaa gaaray goobta qaraxa uu ka dhacay.



