Al-shabaab oo War Kasoo Saaray Qaraxii Lagu Dilay Saciid Xuuke jaamac.

0

 

Xarakadda Al-shabaab ayaa war kasoo saartay Qaraxii galabta ka dhacay Magaaladda muqdisho e caasimadda Soomaaliya.

Sida lagu baahiyay warbaahinta Shabaab qaraxa ayaa lala beegsaday gaari uu watay Agaasimihii Waaxda Boostada Ee Wasaarada Boostada Isgaarsiinta Iyo Tiknoolajiyada Xukuumada Soomaaliya kaasi oo lagu magacaabi jirey  Saciid Xuuke jaamac.

Al-Shabaab waxa ay sheegeen in Xuuke uu isla goobta uu ku geeriyooday,kadib markii uu qaraxa sameeyay.

“Shabaab ayaa qarax ka dhacay degmada Waaberi ku dilay agaasimihii wasaaradda Boostada iyo isgaarsiinta Dowladda federaalka Soomaaiya oo lagu magacaabi jiray Saacid Xuuki” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay Al Shabaab.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here