C/wali Gaas oo Shaaciyay Xiliga ay Dhacayso Doorashadda Madaxweynaha Puntland

0

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa soo saaray qoraal loogu hadlayo doorashada Baarlamaanka iyo tan Madaxweynaha iyo ku xigeenka.

C/wali Gaas ayaa qoraalka ku sheegay in beelaha Puntland ay Baarlamaanka cusub u soo gubiyaan Guddiga ansixinta iyo xalinta khilaafaadka ilaa 10/12/ 2018.

Sidoo kale Cabdiwali Gaas ayaa qoraalka ku sheegay in kalfadhiga ugu horreeya Baaralamaanka cusub ee Puntland furmi doono 01/01/2019, iyagoo doorashada Guddoonka iyo Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenka dooran doona inta u dhexaysa 1-da ilaa 6 Janaayo 2019.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here