Ninkii Waday Gaarigii Ku Qarxay Degmadda Wadajir oo La Qabtay+Sawirro

0

Ciidamada amniga ayaa gacanta ku dhigay Nin waday gaari walxaha Qarxa laga soo buuxiyay Magaaladda Muqdisho/

Gaariga walxaha Qarxa siday ayaa Ciidamada amniga ku joojiyeen bar-kontarol oo ku taalo xaafadda kaawo-godey degmada Wadajir,halkaasi oo markii dambe uu ku qarxay.

Wasiirka amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Isloow Ducaale ayaa warbaahinta Dowladda u sheegay in Ninkii waday gaariga gacanta lagu soo dhigay ka dib markii uu isku dayay inuu ka baxsado Ciidamada amniga.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here