Gudiga doorashada maamulka Koofur Galbeed ayaa Soo Saarey Shuruudaha looga baahan yahay Musharaxiinta doonaya qabashada Xilka madaxweyne ee maamul gobaleedka Koofur Galbeed.
Halka Hoose ka Akhriso warka Kasoo baxay Guddiga doorashada maamulka koofur Galbeed.




