Jubbaland oo Soo Bandhigtay Sawiradda Qarax La Fashiliyay

0

Ciidamadda Nabad sugidda Dowlad Goboleedka Jubbland ayaa sheegay in gacanta lagu Dhigay Agabyo walxaha qarxa iyo shaqsiyaad Latuhun Sanyahay in ay doonayeen in ay ku Aasaan Inta u dhaxeysa deegaanka Yoontooy Iyo Dalcadda Lugloow.

Howlgalkan ay fuliyeen ciidamada Jubbaland ayaa sido kale la sheegay in lagu qab qabtay dhal
Taliska Nabad sugida Jubbaland ayaa sido kale sheegay in la fashiliyay miinadaasi, oo lala doonayay in lagu dhibaateeyo Xubno katirsan Jubbalabd.

Sawirro lagu baahiyay Warbaahinta ayaa muujinaya qalab yar oo sharootooyin iyo Rimote la socdo oo ciidama Jubbaland ay shegeen in agabkaasi yahay qarax Al shabaab ay halkaasi ku diyaarisay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here