Mareykanka oo Sheegay in uu Dilay 9 Xubnood oo Ka Tirsanaa Shabaab

0

Dowladda mareykanka ayaa sheegtay in duqeyn dhanka cirka ah ay ka fuliyeen soomaaliya ay ku dileen 9 xubnood oo ka tirsanaa Alshabaab sida lagu sheegay hadal kasoo baxay dowlada marekanka

Waaxda taliska mareykanka u qaabilsan geeska afrika ee marka magaceeda lasoo gaabiyo looyaqaan AFRICOM ayaa sheegtay in duqeyntaan ay fuliyeen diyaaradahooda iyagoona sheegay in howlgalkaasi ay ku qaari jiyeen xubnahaasi ka tirsanaa Alshabaab ay garab ku siinayeen ciidamada dowlada Soomaaliya.

Duqeyntaan ayaa la sheegay ay mareykanka ay kafuliyeen meel ujirta 40 km magaalada dakada leh ee kismaayo halkaa oo la sheegay in waxyeelo kala duwan ay kasoo gaartay xarumo qarsoonida ah ay ku sugnaayeen Alshabaab

Dhawaan ayay ahayd markii taliska mareykanka ay sheegeen in duqeyn ay ku qaari jireen 18 xubnood oo katirsanaa alshabaab duqeyn ay ka fuliyeen deegaan udhow magaalada kismayo oo ay k usugnaayeen Alshabaab.

Tan iyo markii uu xafiiska lawareegay madaxweyne Donald Trump ayaa sare uqaaday duqeymaha ay kageesanaayan guud ahan soomaliya

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here