Maxaa Ku Soo Kordhay Qarax Ay Ku Dhinteen In Ka Badan 20 Ruux

0

Wararka ka imaanaya dalka Afghanistan ayaa sheegaya in qarax xoogan uu ka dhacay magaalada Kapul ee dalkaasi sida ay sheegayan saraakiisha Amaanka magaaladaasi.

Qaraxan ayaa la sheegay in ay ku dhinteen inka badan 20 qofood halka 70 kale ay kudhaawacmeen, isla markaana lala bartil maameed saday goob kubada cagta lagu ciyaaro

Wasaarada caafimaadka ayaa waxaaa ay sheegtay in qaar kamid ah dadkii ku dhaawacmay hatan ay xaaladoodu tahay mid aad halis u ah,maada waxyeelada qaraxa uu xooganaa.

Illaa hada majirto cid sheegatay masuuliyada Qaraxaasi.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here