War DEG DEG;-Qarax Ka Dhacay Magaaladda Mudqisho+Sawirro

0

Qarax xoogan oo jugtiisa inta badan laga maqlay Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa caawa ka dhacay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaiya.

Qaraxaan ayaa ka dhacay agagaarka isgoyska Taleex Degmadda Hodan ee Gobolka banaadir.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa Miino dhulka ku aasneed oo lala eegtay Ciidamo ka tirsan Kuwa Dowladda Soomaaliya oo halkaas marayay.

Inta la xaqiijiyay 4-ruux ayaa ku dhaawacantay qaraxaan ka dhacay isgoyska Taleex Degmadda Hodan ee Gobolka banaadir.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here