Saraakiil Katirsan Dowladda Soomaaliya Oo Ka Howlgala Magaalada Hargeysa + Dhageyso

0

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Soomaaliland Cabdiraxmaan Cirro ayaa Shaaciyey in inay Magaalada Hargeysa ka howglaan Saraakiil Dowladda Soomaaliya ay umagacayda Waaxda Socdaalka Deegaanada Soomaaliland, kuwaasi oo hada ka shaqo bilabay Magaalada caasimada ah ee Hargeysa.

Cabbiraxmaan Cirro ayaa Sheegay Soomaaliland gacanteeda laga saaray Maamulka Hawaadeeda taasina waaxaa Marqaati u ah in Magaalada Hargeysa ay ka howlgalaan Saraakiisha ay Magacowda Dowladda islamarkan ay ogtahay Xukumad madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo ku guul dareystay 27-sano ka dib in uu sii wado Gooni isku taaga ama aqoonsi raadiskii loo halgamay ee Soomaaliland.

Dhageyso Codka: Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Soomaaliland Cirro

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here