Wasaaraddaha Kalluumeysiga Maamul Goboleedyada oo Dhaliilay Hab Dhaqanka Mida Dowladda

0

Wasaaraddaha Kalluumeysiga & Kheyraadka Badda ee dawlad gobaleedyada Soomaaliya ayaa si adag uga hor yimi hab dhaqanka siyaasadeed ee dhigooda dawladda Faderaalka ee Muqdisho, waxayna cadeyeen in ay joojiyeen la shaqeyntii ay la lahaayeen.

Shir ka dhacay magaalada Kismaayo ayaa laga soo saaray go’aamadan, waxaana dawlad gobaleedyadu ay isku raaceen qodobo kala duwan oo ay ku jiraan kuwa xasaasi ah.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here