Qoraal uu soo saaray Agaasimaha Hay’adda Nabadd Sugidda iyo Sirdoonka qaranka Soomaliyeed Ee (NISA),Xuseen Cusmaan Xuseen ayaa lagu sheegay in shaqadii ka joojiyay Taliye ku-xigeenadii hay’adda oo kala ah Cabdalla Cabdalla Maxamed iyo C/qaadir Maxamed Nuur.
Sidoo kale qoraalka Agaasimaha Hay’addda Nabadd Sugidda ayaa lagu sheegay y in ay timid shaqa ka joojinta Taliyayaasha ka dib culeys dhinaca Shaqada ah oo soo baxday taas oo ku aadan weeraradii ugu dambeeyey ee Magaaladda Muqdisho ka dhacay.


