Akhriso:-Xeer Ilaaliyaha Qaranka Soomaaliya oo War Kasoo Saaray Dhoofinta Dhuxusha

0

Xeer Ilaaliyaha Qaranka Soomaaliya Dr- Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in dhoofinta dhuxusha ay saameyn tii ugu weyneyd ay ku leedahay xaalufinta dhirta oo dhowr mar Xukuumadda Soomaaliya ay digniin ka soo saartey.

Xeer ilaaiyaha ayaa ugu baaqay Ganacsatada Soomaaliyeed in ay joojiyaan dhoofinta dhuxusha,isla markaana cidii joojin weyso tallaabo sharci ah laga qaadi doono.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here