Raisulwasaare Kheyre oo Kormeeray Degmooyinka Gobolka Benaadir+Sawirro

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay kormeer Amni waxa uu ku sameeyey inta badan Degmooyinka Gobolka Benaadir, isagoo qaar kamid ah shacabka Muqdisho kula saxuurtay Magalaadda.

Kormeerka waxaa raisulwasaaraha ku wehlinayay wasiirka Amniga gudaha Xukuumadda soomaaliya Maxamed Abuukar Ducaale Islow, Gudoomiye ku-xigeenka dhinaca amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir, iyo Saraakiil ciidan.

“Waxaan caawa soo kormeeray qaar katirsan degmooyinka Magaalada Muqdisho si aan ugu kuurgalo xaaladda amni ee caasimadda”, ayuu yiriRaisulwasaare kheyre.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here