Madaxweyne Farmaajo oo Gaaray Magaalada Nairobi+Sawirro

0

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo saaka ka ambabaxay Caasimadda Muqdisho ayaa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Madaxweynaha oo wafdigiisa ay ka mid yihiin Masuuliyiin ka tirsan Dowlada  ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Nairobi.

Booqashada madaxweynaha ayaa la sheegay iney noqo doonto hal maalin, balse lama cayimin sababa ka danbeeya safarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here