50 Ruux oo ku Dhimatay Dooni Ku Degtay Congo Iyo Dad Wali La Layahay

0

Waddanka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Koongo ayaa sheegaya in dad badan lagu la’yahay webiga Momboyo ee gobolka waqooyiga ee Tshuapa, kaddib markii ay degtay doonnidii ay sarnaayeen.

Saraakiisha dalka Burundi ayaa sheegay in 49 qof la la’yahay kaddib markii ay degtay doonay saarnaayeen, balse la wado baadi goobka dadkaasi.

Ku dhawaad 50 qof oo kale oo saarnaa doontaasi ayaa lasoo sheegayaa inay ka badbaadeen shilka.

Doontan ayaa ku socotay inta u dhaxeyso magaalooyinka Monkoto iyo Mbandaka ee dalkaasi.

Waxa sababay in doonta ay degto ayaanan wali cadeyn.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here